Shacabka iyo Kaluumaysatada Gobolka Bari oo looga Digay Duufaano ku soo wajahan

Oktoobar 31, 2015 (Daljir) — War qoraal ah oo kasoo baxay xafiiska gudoomiyaha gobolka Bari Yuusuf Maxamed Wacays (Dhedo) ayaa shacabka kunool deegaamada xeebaha ee gobolka Bari iyo kalluumaysatada looga digey inay ka fogaadaan xeebaha maadaama lasheegay inay kusoo wajahan yihiin roobab dabayla.

Hoos ka Aqri war murtiyeedka.

\\\"\\\"

 

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com