
Oktoobar 31, 2015 (Daljir) — War qoraal ah oo kasoo baxay xafiiska gudoomiyaha gobolka Bari Yuusuf Maxamed Wacays (Dhedo) ayaa shacabka kunool deegaamada xeebaha ee gobolka Bari iyo kalluumaysatada looga digey inay ka fogaadaan xeebaha maadaama lasheegay inay kusoo wajahan yihiin roobab dabayla.
Hoos ka Aqri war murtiyeedka.
FAALLOOYIN & FALCELIN