HomeUncategorized

Somalida Australia oo Mudaharaad Dhigay

Talaado, Oktoobar 20, 2015 (Daljir) —Qaybo kamid ah magaalooyinka waaweyn ee dalka Australia ayaa waxaa kadhacay banaan bax lagu taageerayey gabar Soomaaliyeed oo lagu faraxumeeyey dalkaasi, waxaana banaanbaxaasi ka qaybgalay Australian, Soomaali iyo ajaaniib kale.

Maxkamada ciidanka qalabka-sida ee Puntland oo qaaday dacwado lagu soo oogay askar ka tirsan ciidanka PIS & ilaalada madaxtooyada.
Dhagayo Madaxwaynaha Galgaduud Sare State Xassan Gacaliye oo sheegay in uu hiil uga baahanyahay Puntland, Jubbaland, iyo Kilalka
Madaxweynaha Oo Ka Tacsiyeeyey Geeridii Danjire Cabdullaahi Sacid Cusmaan.

Talaado, Oktoobar 20, 2015 (Daljir) —Qaybo kamid ah magaalooyinka waaweyn ee dalka Australia ayaa waxaa kadhacay banaan bax lagu taageerayey gabar Soomaaliyeed oo lagu faraxumeeyey dalkaasi, waxaana banaanbaxaasi ka qaybgalay Australian, Soomaali iyo ajaaniib kale.

Gabadhan oo lagu magacaabo Abyan ayaa waxaa lagu kufsaday xero ku taalla jasiiradda Nauro, xeradaas oo ah mid ay dowladda Australia geeyaan qaxootiga iyo dadka kale ee magan-galyo doonka ah ee dalkaas gala.

By: Abdirashiid

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: