HomeUncategorized

Gudoomiye Cusub oo loo Magacabaay G.Kar-kaar

Khamiis, Octobar 01, 2015 (Daljir) —Madaxwaynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa digreeto xafiiskiisa kasoo baxay ku magacaabay Gudoomiyaha cusub ee Gobalka Karkaar Mudane Cabdulqaadir Siciid Caarshe ‘’Dhaqaaje’’ , wuxuna badalay Gudoomiyihii hore Mudane Cabdiquraan.

DHEGEYSO-Salaad Cali Jeelle oo waraysi xiisabadan siiyey Daljir.
Dhagayso Barnaamijka Caawa iyo Daljir Isniin May 03- 2016 – Wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim (Studio Daljir Boosaaso)
Madaxweynaha Soomaaliya oo ka tacsiyeeyey geerida marxuum Cabdi Xaaji Goob-doon.

Khamiis, Octobar 01, 2015 (Daljir) —Madaxwaynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa digreeto xafiiskiisa kasoo baxay ku magacaabay Gudoomiyaha cusub ee Gobalka Karkaar Mudane Cabdulqaadir Siciid Caarshe ‘’Dhaqaaje’’ , wuxuna badalay Gudoomiyihii hore Mudane Cabdiquraan.

Sidaasi waxaa saxaafada u sheegay Afhayeenka Madaxtooyadda Cabdilaahi Maxamed Jaamac (Quraanjecel).

Madaxwayne Gaas ayaa horay Gudoomiyayaal Gobal ugu magacaabay Gobaladda Bari, Nugaal iyo Mudug walow gudoomiyihii Mudug uu dhowaan ku dhawaaqay inuu is-casilay.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: