HomeUncategorized

Itoobiya oo Tababar Siisa Dhalinyarada Gobolka Bay

Sabti, September 26, 2015 (Daljir) —Ciidamada Difaaca Itoobiya ayaa tababar u furay kumanaan dhalinyaro ah oo ku biiraya Ciidamo loogu talo galay Iney la dagaalaman Kooxda Al Shabab.

Bannaanbax looga soo horjeedo caydii Nabi Muxamed NNKH oo ka dhacay Buuhoodle.
Baahin: Salaasa, Nov 29, Maxamed C. Kuuriya ~ Daljir ~ Bossaso. Afhayeenka baarlamaanka federaalka oo lagu eedeeyey ku xad gudub & ku tarki fal xileed; Wafti reer Puntland ah oo ka qayb galay shirkii ururada bulshada rayadka ah ee Road-mapka oo ku soo laabtay Garowe; Garaad C/llahi Cali Ciid ayaan ka waraysanay; R/wasaare Gaas oo kulamo la yeeshay madaxda dalka Qadhar; afhayeenka xukuumada ayaan ka waraysanay.
Mudanayaal ka tirsan baarlamaanka federaalka ah oo ku baaqay in dib u dejin loo sameeyo dad rayad ah oo ka barakacay agagaarka madaarka Adam Cadde, Muqdisho.

Sabti, September 26, 2015 (Daljir) —Ciidamada Difaaca Itoobiya ayaa tababar u furay kumanaan dhalinyaro ah oo ku biiraya Ciidamo loogu talo galay Iney la dagaalaman Kooxda Al Shabab.

Dhalinyaradan ayaa lagu tababaray Xarun Ciidan oo ku dhaw Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Baay waxa ayna la dagaalami doonan Xarakada Al Shabab ee dagaalka kula jirta Dowlada Soomaaliya.

” Marsii horeysay Magaalada waxa ka talin jirtay Kooxda Al Shabab oo horteyda ku dilay Aabahey iyo Walaalkeyga isla aniga ayayna igu hor kufsaden Seygeyga, taas ayaana keentay inaan tababarkan qorto oo aan ku soo biiro” ayay tiri Gabar kamid dhalinyarada la tababaray.

Itoobiya ayaa kamid ah Dalalka Soomaaliya ka caawiya Dagaalka Al Shabab lagula jiro waxa ayna ku hoos shaqeeyan Magaca Howlgalka AMISOM Ee Soomaaliya.

 

 

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: