Khamiis, September 24, 2015 (Daljir) — Magaalada Bosaaso ayaa maanta si weyn looga dabaal-degay munaasabadda Ciidu aldaxaha ,iyadoo dadweyne boqolaal kor u dhaafaya ay salaaddii ciida ku tukadeen garoonka kubadda Cagta Mire Awaare.
Wariye Xasan Haykal ayaa warbixin dhamaystiran nooga diyaariyay munaasabadda.
Dhagayso
Audio Player
COMMENTS