Maxaa ka soo baxay shirkii Amniga ee dowladda Puntland (daawo)

Maxaa ka soo baxay shirkii Amniga ee dowladda Puntland (daawo)

Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland ayaa maanta shir gudoomiyay shirkii amniga ee Puntkand oo ka qabsoomay maanta magaalada Garoowe ee caasimada Puntland.

Shirka ayaa waxaa looga hadlay amaanka deegaanada Puntland iyo Kufsiga ku soo badanaya Puntland.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com