HomeUncategorized

Dhagayso:- Dhoofinta xoolaha nool ee la dhaqdo oo siwayn uga socota dekedda magaalada Bosaaso

Bosaso, Sep 14- Xiligaan oo lagu jiro diyaar garowga ciidda barakaysan ee Ciidul- Adxaa ayaa waxaa magaalada Bosaaso laga dareemayaa dhaqdhaqaaq xoog leh oo ganacsi oo xoolaha nool loogu iib geynayo wadamada Carabta oo xiligaan xoolaha nool ka qaata Soomaaliya.

Ciidanka dowladda iyo Alshabab oo ku dagaalamay deegaanka Muuri ee Sh.hoose.
(Dhagayso) Xildhibaan Maxamed Weeroow oo sheegay in dadwaynaha Gaalkacyo ay si diiran usoo dhaweeyeen qorshaha dawladda Puntland a Gaalkacyo ka wado.
Koox dabley ah oo dhac u gaystay xawaaladda Qaran, xarunteeda magaalada Galkacyo, gacantana ku dhigay lacago badan oo ay la baxsadeen.

 

 

Bosaso, Sep 14- Xiligaan oo lagu jiro diyaar garowga ciidda barakaysan ee Ciidul- Adxaa ayaa waxaa magaalada Bosaaso laga dareemayaa dhaqdhaqaaq xoog leh oo ganacsi oo xoolaha nool loogu iib geynayo wadamada Carabta oo xiligaan xoolaha nool ka qaata Soomaaliya.


 

 

Maamulaha maxjaraka lagu baaro caafimaadka xoolaha ee Jaabiri Maxamed Faarax ayaa sheegay inay si wanagsan usocoto sanadkan dhoofka xoolaha ay ugu iibgeynayaan wadamada Khaliijka.

Maxamuud Cabdi Ibraahim ayaa waraystay.

Hoos kadhagyso waraysiga

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: