
Bosaso, Sep 14- Xiligaan oo lagu jiro diyaar garowga ciidda barakaysan ee Ciidul- Adxaa ayaa waxaa magaalada Bosaaso laga dareemayaa dhaqdhaqaaq xoog leh oo ganacsi oo xoolaha nool loogu iib geynayo wadamada Carabta oo xiligaan xoolaha nool ka qaata Soomaaliya.
Maamulaha maxjaraka lagu baaro caafimaadka xoolaha ee Jaabiri Maxamed Faarax ayaa sheegay inay si wanagsan usocoto sanadkan dhoofka xoolaha ay ugu iibgeynayaan wadamada Khaliijka.
Maxamuud Cabdi Ibraahim ayaa waraystay.
Hoos kadhagyso waraysiga
FAALLOOYIN & FALCELIN