Wararkii ugu dambeyeey ee xaladda Dalka Suudan (dhegayso)

HomeWararka

Wararkii ugu dambeyeey ee xaladda Dalka Suudan (dhegayso)

Xaaladda dalka Suudan ayaa warar dheraad ah laga helaya ,iyado afgambiga ka dhacay dalkaas xilka looga tiray Madaxweynihi Sudaan Xumar Xasan Albashiir. Maxamuud Xasan Cabdul oo ka mid ah ardayda wax ka barata dalkaasi ayaa daljir uga waramay xaaladda dalkaas iyo somaalida siday tahay xaladooda. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5cb19703020100ac542871fb/Maxamuud+Xasan+Cabdul+waraysi.mp3

Warmurtiyeed laga soo saaray shirki Nabadeynta Galbeedka gobalka Mudug (Akhriso)
Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo saxiixay Sharrciyo ay ansixiyeen Labada Gole
Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray dalka Turkiga

Xaaladda dalka Suudan ayaa warar dheraad ah laga helaya ,iyado afgambiga ka dhacay dalkaas xilka looga tiray Madaxweynihi Sudaan Xumar Xasan Albashiir.

Maxamuud Xasan Cabdul oo ka mid ah ardayda wax ka barata dalkaasi ayaa daljir uga waramay xaaladda dalkaas iyo somaalida siday tahay xaladooda.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: