Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo Qaar kamid ah madaxdii hore ee Puntland lacago siin jirtay (dhegayso|daawo)

HomeWararka

Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo Qaar kamid ah madaxdii hore ee Puntland lacago siin jirtay (dhegayso|daawo)

Wasiirka Maaliayada Puntland ayaa sheegay in sadaxdii bilood ee U dambaysay uu mushahar siinjiray Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Faroole iyo Kuxigeenkiisa. Hadalkan ayuu Wasiirku ka sheegay maalmo kahor markii uu baarlamaanka hor geeyay Miisaaniyada Sanadka 2019. Warbixintan waxaa diyariyeey Wariye xasan heykal. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5ca4830b02010035f81fdf6b/Warbixin+lacagaha+lasiiyo+Farlle.mp3

Deeq xoolo ah oo lagu wareejiyeey Guddiga hormarinta Burtinle (dhegayso)
Maxkamadda Ciidamada oo xukun dil toogasho ah ku fulisay Laba askari
Saaka & Dunida iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Wasiirka Maaliayada Puntland ayaa sheegay in sadaxdii bilood ee U dambaysay uu mushahar siinjiray Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Faroole iyo Kuxigeenkiisa.

Hadalkan ayuu Wasiirku ka sheegay maalmo kahor markii uu baarlamaanka hor geeyay Miisaaniyada Sanadka 2019.

Warbixintan waxaa diyariyeey Wariye xasan heykal.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: