Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo Qaar kamid ah madaxdii hore ee Puntland lacago siin jirtay (dhegayso|daawo)

Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo Qaar kamid ah madaxdii hore ee Puntland lacago siin jirtay (dhegayso|daawo)

Wasiirka Maaliayada Puntland ayaa sheegay in sadaxdii bilood ee U dambaysay uu mushahar siinjiray Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Faroole iyo Kuxigeenkiisa.

Hadalkan ayuu Wasiirku ka sheegay maalmo kahor markii uu baarlamaanka hor geeyay Miisaaniyada Sanadka 2019.

Warbixintan waxaa diyariyeey Wariye xasan heykal.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com