Maamulka degmadda Boosaaso iyo waxda fayadhowrka Dowladda Hoose ayaa maanta meel fagaare ah ku gubay Badeecooyin dhacay iyo bacaha madow oo Puntland horey looga mamnuucay.
Wariye Xasan Heykal ayaa Warbixintan Bosaaso kaso diray.
Audio PlayerMaamulka degmadda Boosaaso iyo waxda fayadhowrka Dowladda Hoose ayaa maanta meel fagaare ah ku gubay Badeecooyin dhacay iyo bacaha madow oo Puntland horey looga mamnuucay.
Wariye Xasan Heykal ayaa Warbixintan Bosaaso kaso diray.
Audio Player
COMMENTS