Maamulka degmadda Boosaaso oo gubay maanta Bacaha madow oo PL laga mamnuucay (dhegayso)

Maamulka degmadda Boosaaso iyo waxda fayadhowrka Dowladda Hoose ayaa maanta meel fagaare ah ku gubay Badeecooyin dhacay iyo bacaha madow oo Puntland horey looga mamnuucay.

Wariye Xasan Heykal ayaa Warbixintan Bosaaso kaso diray.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com