Golaha Shacabka oo maanta yeelanaya kulankoodii ugu horeeyey ee Kalfadhiga 5-aad

HomeWararka

Golaha Shacabka oo maanta yeelanaya kulankoodii ugu horeeyey ee Kalfadhiga 5-aad

Golaha shacabka Baarlamaaanka Federaalka Soomaliya ayaa maanta yeelanaya kulankoodii ugu horeeyey ee kalfadhiga 5-aad, kaas oo ay horyaalaan ajandayaa

Taliska Ciidamadda Maraykanka ee Africom oo sheegay in la kordhinayo duqaymaha lagu beegsanayo Alshabaab
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Qasriga Madaxtooyada ku Qaabiley Wafti Ka Socdey Hay’ada UNFPA (Sawiro)
Daljir & BBCMA: BARAARUGGA Haweenka | (Taxanaha 74aad daawo)

Golaha shacabka Baarlamaaanka Federaalka Soomaliya ayaa maanta yeelanaya kulankoodii ugu horeeyey ee kalfadhiga 5-aad, kaas oo ay horyaalaan ajandayaal dhawr ah.

Golaha ayaa warbixin ka dhagaysan doona guddiga Baarlamaanka u qaabilsan hirgalinta iyo qabyo tirka Dastuurka, kaas oo xilliyadii dambe waday hawl baaxad leh oo lagu dhamaystirayo Dastuurka.

Kalfadhiga 5-aad ee golaha shacbaka oo madaxwaynaha Jamhuuriyaddu furay 27-kii bishan, waxaa horyaal ajandayaal badan oo ay ku jiraan meel marinta shuruuc ay xukuumaddu soo gudbisay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: