Amaanka magaalada Bosaaso oo aad loo adkeeyay iyo madxweyne Deni oo ku soo wajahan (dhegayso)

HomeWararka

Amaanka magaalada Bosaaso oo aad loo adkeeyay iyo madxweyne Deni oo ku soo wajahan (dhegayso)

Magaalada Bosaaso waxaa maalinta beri ah ku soo wajahan madaxweynaha dowladda Puntland D.r Siciid Cabdilaahi Deni iyo wafdi uu hogaaminayo. Amaanka

Saaka & Dunida iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar, Daljir Dhusamareeb
Dowladda oo ka jawaabtay hadalkii ka soo yeeray Sheekh Shariif
Kenya oo xukun ku riday Mas’uuliyiin lagu helay musuq maasuq

Magaalada Bosaaso waxaa maalinta beri ah ku soo wajahan madaxweynaha dowladda Puntland D.r Siciid Cabdilaahi Deni iyo wafdi uu hogaaminayo.

Amaanka magaalada Bosaaso ayaa aad loo adkeeyay, waxaan wadooyinka waawayn iyo xaafadaha magaalada gaaf wareegayay ciidamada amniga .

Shir looga hadlaayay amniga magaalada Bosaaso ayaa shalay waxaa lagu qabtay xarunta gobolka waxaana shirkaasi ka soo qayb galay xubno ka tirsan golaha wasiirada Puntland

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: