Amaanka magaalada Bosaaso oo aad loo adkeeyay iyo madxweyne Deni oo ku soo wajahan (dhegayso)

Amaanka magaalada Bosaaso oo aad loo adkeeyay iyo madxweyne Deni oo ku soo wajahan (dhegayso)

Magaalada Bosaaso waxaa maalinta beri ah ku soo wajahan madaxweynaha dowladda Puntland D.r Siciid Cabdilaahi Deni iyo wafdi uu hogaaminayo.

Amaanka magaalada Bosaaso ayaa aad loo adkeeyay, waxaan wadooyinka waawayn iyo xaafadaha magaalada gaaf wareegayay ciidamada amniga .

Shir looga hadlaayay amniga magaalada Bosaaso ayaa shalay waxaa lagu qabtay xarunta gobolka waxaana shirkaasi ka soo qayb galay xubno ka tirsan golaha wasiirada Puntland

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com