Madaxweynaha Puntland iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Qardho (dhegayso)

HomeWararka

Madaxweynaha Puntland iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Qardho (dhegayso)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr Siciid Cabdulaahi deni ayaa maanta gaaray Magaaladda Qardho ee xarunta Gobalka karkaar,iyaddo halkaas si weyn lagu soo dhaweyeey. Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulaahi deni ayaa khudbad u jeediyeey Shacabkii soo dhaweyeey,wuxuna uga mahadceliyeey bulashadda Qardho sida loo soo dhaweyeey. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c9b37d102010036a01ace2f/codka+madaxwaynaha+saciid+dani.mp3

Xulashada Daljir iyo Cumar Lakiman, Daljir Cabudwaaq (dhegayso)
Caleemasaarka Madaxweyne Deni oo socota iyo casumanayaashii ugu badnaa oo ka qaybgalaya
Afhayeenka Issimdda Puntland oo ka hadlay dulaanka somaliland (dhegayso|daawo)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr Siciid Cabdulaahi deni ayaa maanta gaaray Magaaladda Qardho ee xarunta Gobalka karkaar,iyaddo halkaas si weyn lagu soo dhaweyeey.

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulaahi deni ayaa khudbad u jeediyeey Shacabkii soo dhaweyeey,wuxuna uga mahadceliyeey bulashadda Qardho sida loo soo dhaweyeey.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: