Madaxweynaha Puntland iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Qardho (dhegayso)

Madaxweynaha Puntland iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Qardho (dhegayso)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr Siciid Cabdulaahi deni ayaa maanta gaaray Magaaladda Qardho ee xarunta Gobalka karkaar,iyaddo halkaas si weyn lagu soo dhaweyeey.

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulaahi deni ayaa khudbad u jeediyeey Shacabkii soo dhaweyeey,wuxuna uga mahadceliyeey bulashadda Qardho sida loo soo dhaweyeey.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com