HomeUncategorizedMAANHADAL

(Dhagayso) Barnaamijka Maanhadal oo ku saabsan Shirwaynaha Wadatashiga Puntland Iyo Siyaasadda Soomaaliya 2016 ee Puntland

August, 22, 2015 - (Dhagayso) Barnaamijka Maanhadal oo ku saabsan Shirwaynaha Wadatashiga Puntland Iyo Siyaasadda Soomaaliya ee 2016 ee Puntland.

MAANHADAL: Isbadalka Siyaasadda Gobalka Geeska Africa (dhegayso)
MAANHADAL: Kenya oo Soomaaliya hordhigaysa xujooyin cusub si ay uga dhabayso damaceeda badeed (dhegayso|daawo)
MAANHADAL: , DAGAALKII BOOSAASO, KHASAARIHII NAF & MAAL EE SOO GAARAY SHACABKA, YAA MAS’UULIYADIISA QAADAYA? (dhegayso)

August, 22, 2015 – (Dhagayso) Barnaamijka Maanhadal oo ku saabsan Shirwaynaha Wadatashiga Puntland Iyo Siyaasadda Soomaaliya ee 2016 ee Puntland. Waxaa barnaamijka dooda ah ka qayb-galaya mas\’uuliyiinta kale ah.

Afhayeenkanka Dowladda Puntland Cabdullaahi Maxamed Jaamac Qur\’aanjecel

Afhayeenka Shirka Wadatashiga Puntland Profasor Siciid Faarax Yare

Engineer Maxamuud Axmed Xassan Egnineer Geesay oo horay uga mid ahaa guddigii xalinta khilaafaadka Puntland xilligii doorashada Puntland

Barnaamijka Dooda ah waxaa daadihinaya wariye Maxamed Cabdullaahi Cali Kooshin. Hoos ka dhagayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: