(Dhagayso) Barnaamijka Maanhadal oo ku saabsan Shirwaynaha Wadatashiga Puntland Iyo Siyaasadda Soomaaliya 2016 ee Puntland

August, 22, 2015 – (Dhagayso) Barnaamijka Maanhadal oo ku saabsan Shirwaynaha Wadatashiga Puntland Iyo Siyaasadda Soomaaliya ee 2016 ee Puntland. Waxaa barnaamijka dooda ah ka qayb-galaya mas\’uuliyiinta kale ah.

Afhayeenkanka Dowladda Puntland Cabdullaahi Maxamed Jaamac Qur\’aanjecel

Afhayeenka Shirka Wadatashiga Puntland Profasor Siciid Faarax Yare

Engineer Maxamuud Axmed Xassan Egnineer Geesay oo horay uga mid ahaa guddigii xalinta khilaafaadka Puntland xilligii doorashada Puntland

Barnaamijka Dooda ah waxaa daadihinaya wariye Maxamed Cabdullaahi Cali Kooshin. Hoos ka dhagayso


Posted

in

,

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com