Waxgarad baaq nabadeed u diray Beelo ku dagalamay Galaadi (dhegayso|daawo)

HomeWararka

Waxgarad baaq nabadeed u diray Beelo ku dagalamay Galaadi (dhegayso|daawo)

Caaqil Cabdisamad Abshir Maxamed oo kamid ah waxgaradka Magaaladda gaalkacyo ayaa isago laso xiriray Warbaahinta daljir wuxuu baaq naabdeed u diray labo belood oo ku dagaalamay Degaanka Galaadi ee DDSI. Wuxuu ugu baaqay dhinacyadda dagaalamaya inay xabadda Joojiyaan Nabaddana kashaqeeyan,wuxuna dhinaca Waxgaradka DDSI ugu baaqay inay u istaagan sidii loo baajin lahaa dhiga daadanaya. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c9897080101002c5c795aa0/Caaqil+Cabdisamad+Abshir+Maxamed.mp3

Ciidamadda Dowladda oo xalay howlgalo ka sameyeey Muqdisho
Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Madaxwayne KuXigeenka Khaatumo oo sheegay in ay ka qaybgalayaan dagaalka xoreynta gobolka Sool (dhegayso)

Caaqil Cabdisamad Abshir Maxamed oo kamid ah waxgaradka Magaaladda gaalkacyo ayaa isago laso xiriray Warbaahinta daljir wuxuu baaq naabdeed u diray labo belood oo ku dagaalamay Degaanka Galaadi ee DDSI.

Wuxuu ugu baaqay dhinacyadda dagaalamaya inay xabadda Joojiyaan Nabaddana kashaqeeyan,wuxuna dhinaca Waxgaradka DDSI ugu baaqay inay u istaagan sidii loo baajin lahaa dhiga daadanaya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: