Waxgarad baaq nabadeed u diray Beelo ku dagalamay Galaadi (dhegayso|daawo)

Caaqil Cabdisamad Abshir Maxamed oo kamid ah waxgaradka Magaaladda gaalkacyo ayaa isago laso xiriray Warbaahinta daljir wuxuu baaq naabdeed u diray labo belood oo ku dagaalamay Degaanka Galaadi ee DDSI.

Wuxuu ugu baaqay dhinacyadda dagaalamaya inay xabadda Joojiyaan Nabaddana kashaqeeyan,wuxuna dhinaca Waxgaradka DDSI ugu baaqay inay u istaagan sidii loo baajin lahaa dhiga daadanaya.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com