Xildhibaanada Golaha degaanka Gaalkacyo oo la shaaciyeey

HomeWararka

Xildhibaanada Golaha degaanka Gaalkacyo oo la shaaciyeey

Golaha degaanka Magaalada Gaalkacyo ee Puntland ayaa goor dhow lagu dhawaaqay. Xildhibaanada Golaha degaanka Gaalkacyo ayaa ka kooban 31 xubnood, waxaana ku jira xubno cusub oo aan ka mid aheyn Xildhibaanadii hore ee Golaha degaanka Gaalkacyo.

Saaka & Dunida iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar, Daljir Dhuusamareeb
Taxanaha 6aad ee kobcinta waxbarashada Gabdhaha: Waxbar gabadhaada oo ciribtir faqriga (dhegayso)
DFS oo Gobaladda Dalka ka Hirgalinaysa xarumo karantiil (Daawo)

Golaha degaanka Magaalada Gaalkacyo ee Puntland ayaa goor dhow lagu dhawaaqay.

Xildhibaanada Golaha degaanka Gaalkacyo ayaa ka kooban 31 xubnood, waxaana ku jira xubno cusub oo aan ka mid aheyn Xildhibaanadii hore ee Golaha degaanka Gaalkacyo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0