Xildhibaanada Golaha degaanka Gaalkacyo oo la shaaciyeey

Golaha degaanka Magaalada Gaalkacyo ee Puntland ayaa goor dhow lagu dhawaaqay.

Xildhibaanada Golaha degaanka Gaalkacyo ayaa ka kooban 31 xubnood, waxaana ku jira xubno cusub oo aan ka mid aheyn Xildhibaanadii hore ee Golaha degaanka Gaalkacyo.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com