Abaaro baahsan oo kajirra degaano Puntland ka tirsan (dhegayso)

HomeWararka

Abaaro baahsan oo kajirra degaano Puntland ka tirsan (dhegayso)

Deegaanka Abaareey oo ka tirsan Gobalka Nugaal ayaa laga soo sheegayaa xaalad abaareed oo adag,iyado dadku codsiyo u jeediyeen dowladda iyo shacabkaba

Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Maamulka Gobalka Karkaar oo ka Shirkay Hormarka Gobalka & Amniga (dhegayso)

Deegaanka Abaareey oo ka tirsan Gobalka Nugaal ayaa laga soo sheegayaa xaalad abaareed oo adag,iyado dadku codsiyo u jeediyeen dowladda iyo shacabkaba ugu baaqay in laga qayb qaato caawinta dadkaas biyo la’aantu hayso.

Saleebaan Xasan Faarax oo la soo xariiray Radio daljir ayaan Radio daljir uga waramay xaaladda Abareed ee kajirta degaankaas iyo qiimaha Biyaha oo u sheegay in foostadi biyaha la kala siisto laba boqol iyo konton dollar.

Dhinac kalana deegaanka God aalo oo ka tirsan degmada Taleex ee gobalka Sool ayaa waxaa laga soo sheegayaa xaalad biyo la,aaneed iyo nolol xumo oo haysta qoysaska ay soo barakicisay abaartu ee ku sugan deegaankaasi.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: