Ciidamada ammaanka oo qabtay madaxii dilalka Al-shabaab ee Bariire

HomeWararka

Ciidamada ammaanka oo qabtay madaxii dilalka Al-shabaab ee Bariire

Ciidmaada ammaanka ee Dowladda Faderaalka Soomaaliya ayaa howgal ay ka fuliyeen magaalada Muqdisho ku qabtay madaxii amniyaadka Al-shabaab ee degmada

Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Qardho: Dhalinyarada oo muujiyay kaalintooda bulsho (sawiro & dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Ciidmaada ammaanka ee Dowladda Faderaalka Soomaaliya ayaa howgal ay ka fuliyeen magaalada Muqdisho ku qabtay madaxii amniyaadka Al-shabaab ee degmada Bariire ee gobolka Shabeelada hoose.

Warbaahinta dowladda ayaa sheegtay in howgalkan lagu soo qabtay sarkaalkaas uu ahaa xubin muhiim ah oo katirsan Al-shabaab, qaabilsanaana dilalka qorshaysan.

Majirto wax fahaafhin ah oo laga sii bixiyay oo ku saabsan magaca iyo goobta laga qabtay.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: