Ciidamada ammaanka oo qabtay madaxii dilalka Al-shabaab ee Bariire

Ciidamada ammaanka oo qabtay madaxii dilalka Al-shabaab ee Bariire

Ciidmaada ammaanka ee Dowladda Faderaalka Soomaaliya ayaa howgal ay ka fuliyeen magaalada Muqdisho ku qabtay madaxii amniyaadka Al-shabaab ee degmada Bariire ee gobolka Shabeelada hoose.

Warbaahinta dowladda ayaa sheegtay in howgalkan lagu soo qabtay sarkaalkaas uu ahaa xubin muhiim ah oo katirsan Al-shabaab, qaabilsanaana dilalka qorshaysan.

Majirto wax fahaafhin ah oo laga sii bixiyay oo ku saabsan magaca iyo goobta laga qabtay.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com