Barnaamijka Muuqaalka Bulshada, Xanuunada ka dhasha caagadaha lagu shubto Caanaha

HomeWararka

Barnaamijka Muuqaalka Bulshada, Xanuunada ka dhasha caagadaha lagu shubto Caanaha

Muuqaalka Bulshada waa barnaamij maalinle ah oo aan ku falaanqeyno hadba mowduuca maalinkaas taagan. Waxa aan bulshada ka dhegaysanaa dhibka haysta, h

Madaxweynaha Puntland oo Hadal jediyeey kana Hadlay Arrimo Xasaasi ah (Daawo)
Imaraadka Carabta oo xaqiijiyay dhimashadii ugu horeysay ee Corono Virus
Caawa & Daljir iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (daawo)

Muuqaalka Bulshada waa barnaamij maalinle ah oo aan ku falaanqeyno hadba mowduuca maalinkaas taagan. Waxa aan bulshada ka dhegaysanaa dhibka haysta, hammigooda dad iyo dal, kooda ammaan iyo doorka dowladeed ee bulshadu ka sugayso in ay dowladdu la shir timaado.

Ka qaybqaado Muuqaalka Bulshada oo nala qaybso dhaliil iyo waana wixii aad bulshadaada iyo dowladaadaba u hayso.

Maanta barnaamijka waxaan ku falanqayn doonnaa xanuunada ka dhasha weelka balaastiga ka saaysan oo ay dadka Soomaaliyeed ay ku shubtaan Caanaha, waxaana barnaamijka waxaa soo jeedinaysa wariye Faadumo Deggan Daahir oo Bosaaso ku sugan, waxaana marti ku ah Dr. Yaasiin Faarax Cartan.

Kaga bogo barnaamijka Muuqaalka Bulshada ee maanta oo hoos ka dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: