HomeUncategorized

Gudoomiyaha Jaamacaddaha Golis oo ka hadlay waxbarashada jaamacadda iyo xaruntooda cusub ee Garoowe(Dhagayso)

Sabti, Agoosto 01, 2015 Gudoomiyaha jaamacadaha Golis-Somaliland ayaa ka waramay waxbarashada cusub ee jaamacadda ay ka bilaabi doonto Puntland , iyadoona horay jaamacadda uga howlgalaysay Somaliland.rn

Wafti uu hogaaminayo M/weyne ku xigeenka Puntland Gen. C/samad Cali Shire oo Garowe ku soo laabtay.
Shir lagula xisaabtamayay Hayadaha dowaladda oo Garowe lagu so Gaba-Gabeeyay
DHAGAYSO:Barnaamijkii Saaka iyo Dunida_Axad_31
 
Sabti, Agoosto 01, 2015 Gudoomiyaha jaamacadaha Golis-Somaliland  Dr Siciid Axmed Xasan ayaa ka waramay waxbarashada cusub ee jaamacadda ay ka bilaabi doonto Puntland , iyadoona horay jaamacadda uga howlgalaysay Somaliland.rn
 
 
Waxaa uu ka waramay sida uu ku yimid furitaanka laanta cusub jaamacada ee Puntland.
 
Maxamuud Cabdi Ibraahim ayuu u waramay gudoomiyaha jaamacadaha Golis Dr Siciid Axmed Xasan oo ku sugan magaalada Hargaysa.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: