157 qof  oo ku dhintay Diyaarad Ethiopian Airlines ee burburtay

HomeWararka

157 qof oo ku dhintay Diyaarad Ethiopian Airlines ee burburtay

Ugu yaraan 157 qof iyo 8 qof oo shaqaale ah ayaa ku dhimatay diyaarad ay lahayd shirkada Itoobiya Airlines oo hawada ku bur burtay xili ay ku siijeed

Imaaraadka iyo Itoobiya oo heshiis kala saxiixday
Xulashada Daljir & Cumar Lakiman iyo Daljir Caabudwaaq (dhegayso)
Puntland oo Heshiis Shilin Soomaaligu ugu Horreeyo la Gaartay Ganacsato Gobolada Dhexe

Ugu yaraan 157 qof iyo 8 qof oo shaqaale ah ayaa ku dhimatay diyaarad ay lahayd shirkada Itoobiya Airlines oo hawada ku bur burtay xili ay ku siijeeday magaalada Nayroobi ee caasimada dalka Kenya .

Diyaaradan ayaa nooceeda waxa uu ahaa Boeing 737,waxayna ka soo duushay garoonka diyaaradaha ee Addis-Ababa.

Lama oga waxa ilaa iyo haatan sababay shilkan ay ku dhinteen dadkii saarnaa diyaaradan.

Ra’isul-wasaaraha dalkaasi Itoobiya Abiy Ahmed ayaa bartiisa Twitterka ku soo qoray in diyaaradaasi ay bur burtay lixdaqiio kadib markii ay ka duushay Addis-Ababa.

Waxaa la aminsanyahay in diyaaradan ay saarnaayeen rakaab Soomaali ah oo usocda magaalada Nayroobi

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: