Masuuliyiinta Wasaaradda Dastuurka DFS oo Tacsi u diray Qoyska Marxuun C/raxmaan Xoosh Jabriil (Daawo)

HomeWararka

Masuuliyiinta Wasaaradda Dastuurka DFS oo Tacsi u diray Qoyska Marxuun C/raxmaan Xoosh Jabriil (Daawo)

Xili shalay uu ku geeriyooday Magaaladda Dubia Wasiirkii dastuurka Cabdiraxmaan Xoosh jabriil ayaa waxaa maanta magaaladda Muqdisho shir jaraa’id ku qabtay qaar kamid ah masuuliyinta Wasaaradaas,iyago ka tacsiyadeyeey geeridii wasiirka. Wariyahena muqdisho Cabdiraxmaan waaberi ayaa warbixintan Muqdisho kasoo diray.

Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)
Sidee looga ciiday maanta degmada Qardho (dhegayso)
Itoobiya oo shaacisay dagaalka inay qayb ka yihiin Somaali

Xili shalay uu ku geeriyooday Magaaladda Dubia Wasiirkii dastuurka Cabdiraxmaan Xoosh jabriil ayaa waxaa maanta magaaladda Muqdisho shir jaraa’id ku qabtay qaar kamid ah masuuliyinta Wasaaradaas,iyago ka tacsiyadeyeey geeridii wasiirka.

Wariyahena muqdisho Cabdiraxmaan waaberi ayaa warbixintan Muqdisho kasoo diray.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: