HomeWararka

Ciidamada Badda Puntland oo Bosaaso ku soo qabtay doonyo dadka lagu Tahriibiyo (Sawiro)

Ciidamada Badda Puntland ayaa howlgalo ay ka sameeyeen xeebaha bari ee Puntland waxa ay ku soo qab qabteen ilaa iyo ku dhawaad 10 doomood oo ah nooca

Somaliland ama xaafaday u kala googo’i ama iyadoo gurguuraneysa ayey Muqdisho tagin (daawo)
WARBIXIN: Sayladda Xoolaha Bosaaso oo Maanta xirnayd (Daawo)
Wasaarada Arimaha Gudaha DFS: “Waxaan ugu baaqaynaa dhinacyada ay Doorashada quseyso in loo diyaar garoowo doorasho waafaqsan heshiiskii 17 Sebt 2020”

Ciidamada Badda Puntland ayaa howlgalo ay ka sameeyeen xeebaha bari ee Puntland waxa ay ku soo qab qabteen ilaa iyo ku dhawaad 10 doomood oo ah nooca Tahriibka lagu qaado.

Lama sheegin in lagu soo qabtay doonyahan dadkii watay iyo Tahriibayaashii saarnaa .

Taliyaha ciidamada Booliska Puntland Jen. Muxiidiin Axmed Muuse ayaa goobta ka sheegay in howlgalada looga hor tagayo Tahriibta ay sii wadi doonaan ciidamada Booliska .

Sawiro.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0