RW Khayre oo kismaayo ku wajahan iyo wafdi hordhac u ah oo gaaray Magaaladdas (Sawiro)

HomeWararka

RW Khayre oo kismaayo ku wajahan iyo wafdi hordhac u ah oo gaaray Magaaladdas (Sawiro)

Magaaladda kismaayo ee Xarunta maamulka jubbaland waxaa gordhowyd gaaray wafdi hordhac u ah Ra'iisul wasaare Xasan Cali khayre. Wafdiga gaaray Kism

Sucuudiga oo ku dhawaaqay inay berrito ciid tahay
Xulashada Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (dhegayso)
Ciidamadda Dowladda Somaaliya oo Howlgalo kasameyaay Shabeelaha Hoose (Sawiro)

Magaaladda kismaayo ee Xarunta maamulka jubbaland waxaa gordhowyd gaaray wafdi hordhac u ah Ra’iisul wasaare Xasan Cali khayre.

Wafdiga gaaray Kismaayo waxaa soo dhaweyn u sameyeey xubno ka tirsan Maamulka Jubbaland,iyado garoonka diyaaradaha ee kismaayo looga hortagay wafdigaas.

Ciidamo khaas u ah RW khayre ayaa sido kale tagay kismaayo,waxaana lagu wadda maanta galinka dambe inu kismaayo gaaro Ra’iisul wasaare xasan Cali khayre.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: