RW Khayre oo kismaayo ku wajahan iyo wafdi hordhac u ah oo gaaray Magaaladdas (Sawiro)

RW Khayre oo kismaayo ku wajahan iyo wafdi hordhac u ah oo gaaray Magaaladdas (Sawiro)

Magaaladda kismaayo ee Xarunta maamulka jubbaland waxaa gordhowyd gaaray wafdi hordhac u ah Ra’iisul wasaare Xasan Cali khayre.

Wafdiga gaaray Kismaayo waxaa soo dhaweyn u sameyeey xubno ka tirsan Maamulka Jubbaland,iyado garoonka diyaaradaha ee kismaayo looga hortagay wafdigaas.

Ciidamo khaas u ah RW khayre ayaa sido kale tagay kismaayo,waxaana lagu wadda maanta galinka dambe inu kismaayo gaaro Ra’iisul wasaare xasan Cali khayre.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com