Biyo la’aan laga soo sheegayo degaano ka tirsan gobalka Bari (dhegayso)

HomeWararka

Biyo la’aan laga soo sheegayo degaano ka tirsan gobalka Bari (dhegayso)

Gudoomiyaha degmada Gumbax Cismaan Maxamed Bali oo la soo xiriiray radio Daljir ayaa sheegay in degmadda ay ka jirto xaalad Biyo la'aan ah,taas oo d

Madaxweynaha Galmudug oo dhusamareeb dib ugu laabtay
Wacaal darey ah: Wariyayaasha Puntland oo loo diiday in ay tabiyaan munaasibada dhaarinta Wasiirada
Taliye Odawaa oo u hanbayeeyay Ciidanka Xoogga dalka

Gudoomiyaha degmada Gumbax Cismaan Maxamed Bali oo la soo xiriiray radio Daljir ayaa sheegay in degmadda ay ka jirto xaalad Biyo la’aan ah,taas oo dad iyo duunyaba saamayn xoogan ku yeelatay.

dhinaca kale Gudoomiyaha Waxa uu sheegay in xoolihii ay dadka ku noolaayeen ay gabaabsi yihiin.

Dhanka caafimaadka waxa uu sheegay in xaalad caafimaad daro ay ka jirto degmadda uuna ka dilaacay cudurka shuban biyoodka.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • NUURKANEDERLAND 5 years ago

    TII SOMALI AHYD GACMAHAA LOO LAABEY!!,
    WAXAA LAGA YAABAA IN BIYUHU UJIRAAN 8-10 MITIR WAA DHULKA DIDIBKA AH & DHULKA XEEBTA KA AGDHOWE LKN LAMA SOO BIXI KARAAN OO GACMAHAA LOO LAABEY ILLAAHAY XOOGOODA & CAQLIGOODA HATUSO!!!.
    WAR UMAAD CEEL BIYO AH QODI KARI WEYDEY SIDEE BAY RABTAA INAY UNOOLAATO??.
     

DISQUS: