Aqoonyahan Soomaaliyeed oo ka hadlay damaca dalalka dariska ee dhulka Soomaaliyeed (dhegayso)

HomeWararka

Aqoonyahan Soomaaliyeed oo ka hadlay damaca dalalka dariska ee dhulka Soomaaliyeed (dhegayso)

Aqoonyahan Cabdisalaan Dhooloyare ayaa waxaa uu ka hadlay damaca dowladaha Kenya iyo Itoobiya ee ay ku doonayaan inay ku qaataan dhulka Soomaaliyeed, iyagoo horay u xoogay dhul iyo dad Soomaaliyeed. Aqoonyahanka ayaa ka sheekeeyey taariikhdii xoriyadda Soomaaliya iyo colaadda dalalkan ay ku hayaan Soomaaliya. Hoos kadhegayso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c6e8cdf0201005604f7f3f4/waraysi+.mp3

Caawa & Daljir iyo Axmed Shiikh Maxamed (Tallman), Daljir Boosaaso (dhegayso)
Garaad Saleebaan: “Waa u xoogsheeganeynaa … waanwaanta ay sheegayaana waa been … beenta waa lagu cabbaa ee laguma rakaato”
Diyaar garow loogu jiro shirka Dhuusamareeb

Aqoonyahan Cabdisalaan Dhooloyare ayaa waxaa uu ka hadlay damaca dowladaha Kenya iyo Itoobiya ee ay ku doonayaan inay ku qaataan dhulka Soomaaliyeed, iyagoo horay u xoogay dhul iyo dad Soomaaliyeed.

Aqoonyahanka ayaa ka sheekeeyey taariikhdii xoriyadda Soomaaliya iyo colaadda dalalkan ay ku hayaan Soomaaliya.

Hoos kadhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: