Taxanaha Siyaasaada Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya (dhegayso)

HomeWararka

Taxanaha Siyaasaada Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya (dhegayso)

Dowladda federaalka ee somaaliya ayaa guulo waaweyn ka gaadhay siyaasadda arrimaha dibadda iyaddo waddo baddan oo caalamka ah rumaysanyihiin inay dowl

Puntland iyo DFS oo ka wada hadlay wanaa jinta xiriirka Puntland iyo dowladda dhexe
Xulashada Daljir Xaawo Axmed iyo Daljir Garoowe (dhegayso)
Ra’iisul Wasaare khayre oo Safar Ugu Baxay Switzerland

Dowladda federaalka ee somaaliya ayaa guulo waaweyn ka gaadhay siyaasadda arrimaha dibadda iyaddo waddo baddan oo caalamka ah rumaysanyihiin inay dowladda madaxweyne Maxamed cabdulaahi farmaajo hormarisay xirirka caalamiga ah.

Barnaamijkan oo ah taxanihii 12 aad ee Barnaamij gaar ah oo lagu eegayo Taxanaha Siyaasaada Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya ayaa lagaga hadli doona waxqabadka Wasaradda arrimaha dibadda somaaliya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: