Taxanaha Siyaasaada Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya (dhegayso)

Taxanaha Siyaasaada Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya (dhegayso)

Dowladda federaalka ee somaaliya ayaa guulo waaweyn ka gaadhay siyaasadda arrimaha dibadda iyaddo waddo baddan oo caalamka ah rumaysanyihiin inay dowladda madaxweyne Maxamed cabdulaahi farmaajo hormarisay xirirka caalamiga ah.

Barnaamijkan oo ah taxanihii 12 aad ee Barnaamij gaar ah oo lagu eegayo Taxanaha Siyaasaada Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya ayaa lagaga hadli doona waxqabadka Wasaradda arrimaha dibadda somaaliya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com