HomeUncategorized

Madaxweynaha dowladda Jubbaland oo Gaaray Nairobi

Axad, Juun 28, 2015 (Daljir)_ Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe)ayaa lagu soo dhaweeyey Magaalada Nairobi ee Caasumadda dalka Kenya masuuliyiin katirsan Kenya iyo Safaarada Soomaalida ee Kenya ayaa soo dhaweeyay.

DHAGAYSO: Barnaamijkii Saaka iyo Dunida _Axad 31
DHAGAYSO: Madaxa xafiiska difaacaha xaquuqul-aadanaha Puntland oo wax laga xumaado ku tilmaamay Xadhiga Agaasimaha Daljir
Ciidamada Jidadka oo shaaciyey in shilalkii gaadiidka ee deeganada Puntland ay yaraadeen (Dhegeyso)

Axad, Juun 28, 2015 (Daljir)_ Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe)ayaa lagu soo dhaweeyey Magaalada Nairobi ee Caasumadda dalka Kenya masuuliyiin katirsan Kenya iyo Safaarada Soomaalida ee Kenya ayaa soo dhaweeyay.

Madaxweynaha ayaa kasoo duulay Magaalada Adis Ababa ee dalka Ethiopia oo baryahan uu kusugna waxaa uuna kulamo kula qaaday Wasiirka Arimaha dibaa Ethiopia  iyo Ra’iisul wasaaraha Ethiopia arimo badan oo quseeya labada dhinac ayey kawada hadleen.

Inta uu joogo Kenya waxa uu siyaabo kaladuwan ula kulmi doonaa madaxda Kenya

 

 

 

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: