
Axad, Juun 28, 2015 (Daljir)_ Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe)ayaa lagu soo dhaweeyey Magaalada Nairobi ee Caasumadda dalka Kenya masuuliyiin katirsan Kenya iyo Safaarada Soomaalida ee Kenya ayaa soo dhaweeyay.
Madaxweynaha ayaa kasoo duulay Magaalada Adis Ababa ee dalka Ethiopia oo baryahan uu kusugna waxaa uuna kulamo kula qaaday Wasiirka Arimaha dibaa Ethiopia iyo Ra’iisul wasaaraha Ethiopia arimo badan oo quseeya labada dhinac ayey kawada hadleen.
Inta uu joogo Kenya waxa uu siyaabo kaladuwan ula kulmi doonaa madaxda Kenya
FAALLOOYIN & FALCELIN