Ciidamada PSF ee Puntland oo gacanta ku dhigay xubno ku biiri rabay kooxda Daacish

HomeWararka

Ciidamada PSF ee Puntland oo gacanta ku dhigay xubno ku biiri rabay kooxda Daacish

War qoraal ah oo lagu daabacay barta Internedka ee ciidamada PSF ee Puntland ayaa waxaa lagu sheegay in howlgal ay ka sameeyeen ciidamada deegaano ay

Madaxda wadamada Jabuuti iyo Suudaan oo gaaray Itoobiya
Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman, Daljir Garoowe (dhegayso)
Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Garowe (dhegayso)

War qoraal ah oo lagu daabacay barta Internedka ee ciidamada PSF ee Puntland ayaa waxaa lagu sheegay in howlgal ay ka sameeyeen ciidamada deegaano ay kamid yihiin Gaaca, Guban iyo Moqor  oo  ka tirsan gobolka Bari lagu soo qabtay dhalinyaro ku biiri rabtay kooxda Daacish ee ka dagaalanka Buuralayda Cal Miskaat  .

 

Ciidamada ayaa shacabka ka codsaday in ay la shaqeeyaan oo ay u soo gudbiyaan xogaha laxiriira Argagixisada Daacish iyo Al-shabaab ee ku dhuumaalaysanaya  Buuraha Cal Miskaat ee gobolka Bari .

 

Alshabaab iyo Daacish ayaa weeraro toos ah iyo  kuwo qorshaysan ka soo qaada deegaanada ay kaga sugan yihiin gobolka Bari .

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: