Ciidamada PSF ee Puntland oo gacanta ku dhigay xubno ku biiri rabay kooxda Daacish

War qoraal ah oo lagu daabacay barta Internedka ee ciidamada PSF ee Puntland ayaa waxaa lagu sheegay in howlgal ay ka sameeyeen ciidamada deegaano ay kamid yihiin Gaaca, Guban iyo Moqor  oo  ka tirsan gobolka Bari lagu soo qabtay dhalinyaro ku biiri rabtay kooxda Daacish ee ka dagaalanka Buuralayda Cal Miskaat  .

 

Ciidamada ayaa shacabka ka codsaday in ay la shaqeeyaan oo ay u soo gudbiyaan xogaha laxiriira Argagixisada Daacish iyo Al-shabaab ee ku dhuumaalaysanaya  Buuraha Cal Miskaat ee gobolka Bari .

 

Alshabaab iyo Daacish ayaa weeraro toos ah iyo  kuwo qorshaysan ka soo qaada deegaanada ay kaga sugan yihiin gobolka Bari .

 


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com