HomeUncategorized

AQRISO :Kulamada Caawa Dhacaya ee Barnaamijka Tartan iyo Tacliin ee Radio Daljir Somalia

Isniin, Juun 22, 2015 (Daljir)_ Habeenkii labaad ee barnaamijka Tartan iyo Tacliin oo xalay ahayd ayaa waxaa tartan xiiso badan uu ku dhexmaray afar dugsi sare oo ka dhisan gobolada Cayn, Sanaag , Bari iyo Karkaar.rn

DHAGAYSO: Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo Wariye Jamaal Faarax
RW Cumar: Puntland uma Baahna AMISOM
Kooxda Al-shabaab oo sheegay in aysan baxsan ragii weeraray dhismaha westgate ee Nairobi

Isniin, Juun 22, 2015 (Daljir)_Habeenkii labaad ee barnaamijka Tartan iyo Tacliin oo xalay ahayd ayaa waxaa tartan xiiso badan uu ku dhexmaray afar dugsi sare oo ka dhisan gobolada Cayn, Sanaag , Bari iyo Karkaar.


Hadaba kulamada isa araga dugsiyada ee Caawa Dhacaya ayaa sidan kala ah

 

Midigalle Secondary Vs Imaamu Shaafici Bosaaso

Imaamu Nawaawi Garoowe Vs  Samatar Baxnaan oo magaalada Buuhoodle ah

 

Daljir Nasib wacan ayey u rajaynaysaa dhamaan tartamayaasha barnaamijka Tartan iyo Tacliin 

 

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: