
Isniin, Juun 22, 2015 (Daljir)_Habeenkii labaad ee barnaamijka Tartan iyo Tacliin oo xalay ahayd ayaa waxaa tartan xiiso badan uu ku dhexmaray afar dugsi sare oo ka dhisan gobolada Cayn, Sanaag , Bari iyo Karkaar.
Hadaba kulamada isa araga dugsiyada ee Caawa Dhacaya ayaa sidan kala ah
Midigalle Secondary Vs Imaamu Shaafici Bosaaso
Imaamu Nawaawi Garoowe Vs Samatar Baxnaan oo magaalada Buuhoodle ah
Daljir Nasib wacan ayey u rajaynaysaa dhamaan tartamayaasha barnaamijka Tartan iyo Tacliin
FAALLOOYIN & FALCELIN