Wacaal darey ah: Ganacsade shirkadda HORSEED oo hadda lagu dilay Bossaso

HomeWararka

Wacaal darey ah: Ganacsade shirkadda HORSEED oo hadda lagu dilay Bossaso

Ganacsade gobolka Bari oo lagu magacaabo Salaad Cabdi Cukaash ayaa caawo lagu dilay magaalada Boosaaso. Salaad waxa uu xisaabiye u ahaa shirkadda gana

ICC oo sii daysay Madaxweynihii Xasuuqa Geeystay ee Laurent Gbagbo (Daawo)
Wacaal Darey ah: Dowlada Soomaaliya oo soo saartay amaro loogaga hortagayo cudurka COVID19 (daawo)
Muxuu salka ku hahay socdaalkii Taliyaha ciidamada Maraykanka ee uu ku tagay Soomaaliya iyo Kenya? (Akhirso )

Ganacsade gobolka Bari oo lagu magacaabo Salaad Cabdi Cukaash ayaa caawo lagu dilay magaalada Boosaaso. Salaad waxa uu xisaabiye u ahaa shirkadda ganacsiga ee HORSEED, waxaana lagu dilay xaafadda Raf & Raaxo ee isla magaalada Boosaaso, gaar ahaanna nawaaxiga masjidka Cali Bin Abu-Daalib oo uu salaadda ka soo baxay.

Ma jirto cid weli sheegatay ama loo qabtay dilka ganacsade Salaad Cabdi Cukaash.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: