Wacaal darey ah: Ganacsade shirkadda HORSEED oo hadda lagu dilay Bossaso

Wacaal darey ah: Ganacsade shirkadda HORSEED oo hadda lagu dilay Bossaso

Ganacsade gobolka Bari oo lagu magacaabo Salaad Cabdi Cukaash ayaa caawo lagu dilay magaalada Boosaaso. Salaad waxa uu xisaabiye u ahaa shirkadda ganacsiga ee HORSEED, waxaana lagu dilay xaafadda Raf & Raaxo ee isla magaalada Boosaaso, gaar ahaanna nawaaxiga masjidka Cali Bin Abu-Daalib oo uu salaadda ka soo baxay.

Ma jirto cid weli sheegatay ama loo qabtay dilka ganacsade Salaad Cabdi Cukaash.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com