Maxaa sababa kansarka gobolka Mudug ku soo badanaya (dhegayso Datoor Dhegacadde)

HomeWararkaMaqaalo Kale

Maxaa sababa kansarka gobolka Mudug ku soo badanaya (dhegayso Datoor Dhegacadde)

Deegaano badan oo kamid ah Puntland waxaa ku soo badanaya cudurka kansarka, illaa iyo haddana lama yaqaan sababaha keenaya arrinkaas, laakiin kama mar

Beeraleyda Timirta Puntland iyo Warbixinada Radio Daljir (sawiro)
DAREEN 24aad: Abaarta SIMA iyo Saamaynteeda (dhegayso)
Carwo buugeedka Muqdisho wuxuu ahaa ishii isbedelka noloshayda. (Qormo)

Deegaano badan oo kamid ah Puntland waxaa ku soo badanaya cudurka kansarka, illaa iyo haddana lama yaqaan sababaha keenaya arrinkaas, laakiin kama marna cunada maanta la cuno iyo fayadhoowrka shakhsiga iyo reerka. Haddaba maxaa sababaya, sidee se looga hortagi karaa?

Su’aalahaas iyo kuwo kale waxa aan weydiinay Dr. Cabdulqaadir Maxamed Jaamac “Dhegacadde.” Datoorku waxa uu u waramay wariye Xuseen Madar oo ku sugan xarunta Daljir Gaalkacyo.

Hoos ka dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: