Aadan Maxamed oo ah oday waayeel ah oo la xanuunsan dhaawac kasoo gaarey hawlgalo ciidamada badda Puntland ay ka sameeyeen xeebaha gobolka Garda Fu xili ay ladagaalamayeen ciidamada koox Burcad badeed ahayd.
Axmed ayaa codsaday in xaaladiisa caafimaad wax laga qabto isagoo codsi u diray madaxda cusub ee Puntland.
wariye Axmed Maxamed Nadiif ayaa Daljir Garoowe ka soo jeedinaya
COMMENTS