Madaxweyne Waare” ka bixitaanka ciidamada Burundi ee Hir-Shabeelle waa mid la Siyaasadeeyay” (dhegayso)

Madaxweyne Waare” ka bixitaanka ciidamada Burundi ee Hir-Shabeelle waa mid la Siyaasadeeyay” (dhegayso)

Madaxweynaha maamulka Hirshabeele Maxamed Cabdi Waare ayaa walaac xoogan waxa uu ka muujiyay ka bixitaanka ciidamada Burundi ee deegaanada uu ka arimiyo maamulkiisa.

 

Waare ayaa sheegay in la siyaasadeeyay qaraarkii Qaramada Midoobay ee  lagu cusboonaysiinayay joogitaanka ciidamada Burundi ee Soomaaliya.

 

dowladda Soomaaliya ayuu ugu baaqay in maamulkiisa ay ka caawiso dhismaha ciidan sugi kara amniga deegaanada ay ka bixi doonaan ciidamada Burundi.

Dhegayso.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com